Online FM Radio is a free entertainment portal to listen live music from internet radio stations. Play new & old classical Hindi, English, Tamil, Telugu, Malayalam and Bhojpuri movies & songs online.
Added on: 2014-06-15 15:38:30 Total Views: 10,925
Description: waa filin aan innaba caadi aheyn film hindi filimkaan waa filin atoore aabbihiis iyo hooyadiisa raadinaayo maadaama asoo yar laga soo watey reerkiisa waxaa uu aaday asoo ayar mareykanka taaso ey gateen cunuga markuu yaraay kabo qof oo wax isku dhali waaye kadib ukaxaysteen mareykanka si ay uga dhigtaan cungooda maadaama eysan wax dhaleyn atooraha ayaa yaraan tiisa ilaa markuu 28 sano soo gaarey ku qarwi jirey asoo yar oo mas iyo db dili rabo kadib islan isku dhigaysomarkey dili rabtey markaatooraha wuxuu goan kuqaatey inuu katago mareykanka mudo 1week ah si uu usoo ogaado riyada uuu kuriyoonayo waxey tahay kadib atoorihi wuxuu kudhaqaaqey inuu raadiyo kahor inta uusan kasoo tagin waxa uu ogaadey walidka dhalay inaysan kuwan aheyn ee soo wateen lkn wlidnimo wuu uqirsan yahay kadib atooraha hindiya ayuu aaday raadinba kadib dhiig soo uqaaadayey atooraha horto waa dhaqtar kadib dna soo uqaadayey kadib aabihii gacanta ayuu kudhigay aabihiisoo ahaa mid hindiya baadari weyn oo laixtiraamo ka ahaa kadib markii ey hooyadiis dhimatey naagta uu kuriyoonayey ayaa eheyd hoyadis kadib markey isku dhigtay geesaha wiilkeeda dibiga diili rabay kadibna geesaha caloosha kagalay kadibna wey dhimatay hoyadiis.............................................................. WAAD KU MAHADSANTIHIIN DAAWASHADIINA SUBSCRIBE LIKE COMMENT SHARE HAILAAWINA WAA SOO HABEEYE VIDEOWGAN GOLD MOVIES HD NO COPYRIGJHT USE LAMA ISTICMAALI KARO................. KASOO DHIIBTA FIKRADO COMMNETS NOOGU SOO DIRA IGA SOO XARIIRA INSTAGRAM IYO SNAPCHATKA INSTAGRAM @jamahusseinn SNAPCHATKANA @jamayaska7